Services

  • We provide tele-infection control consulting services and technical guidelines to healthcare providers, patients, and the public.
  • We train and mentor new generations of Infection Control Professionals
  • We facilitate conference calls to bridge the knowledge gap among Somali healthcare workers.
  • We facilitate discussion boards for subject matter experts and healthcare providers seeking technical advices
  • We monitor, analyze, interpret, and share global disease surveillance data and emerging infections 
  • We develop on-demand infection control guidelines and recommendations in Somali language
  • We assist healthcare providers in the investigation of outbreaks and employee exposures
  • We work towards establishing collaborative partnerships with local health professionals and international health organizations to explore and implement infection control strategies that are compatible with resource limited settings.

Adeegyada

  • Waxaanu talooyin la xidhiidha kahortagga cudurada faafa siinaa xarumaha caafimaad, bukaanka, iyo dadweynaha.
  • Waxaanu tabobarnaa jiilal cusub oo ah xirfadleyaasha kahortagga cudurada faafa
  • Waxaanu kulamo aqoon isweydaarsi ah u qabanaa shaqaalaha caafimaad ee Soomaalida ah
  • Waxaanu shaqaalaha caafimaad iyo aqoonyahanka qoonta u leh mowduuca laga hadlayo u sahalnaa gole ay ku doodaan
  • Waxaanu dabagal ku samaynaa, baadhnaa, oo sharaxnaa cudurada faafa ee dunida ka jira iyo kuwa ku cusub dunida
  • Waxaanu talooyin iyo hageyaal la xidhiidha kahortagga cudurada faafa aanu ku diyaarinaa afka Soomaaliga 
  • Waxaanu xarumaha caafimaad ka caafinaa baadhitaanka iyo hakinta caabuqyada safka ah
  • Waxaanu ka shaqaynyaa sidii ururada caafimaad ee caalamiga ah iyo kuwa wadaniga ay uga wada shaqayn lahaayeen sidii loo heli lahaa xeelado lagaga hortago cudurada faafa oo laga hirgelin karo deegaanada aan haysan qalab iyo shaqaale caafimaad oo ku filan.