Kahortage waa urur samofal oo u taagan horumarinta sida looga hortago cudurada faafafa iyo caabuq-keeneyaasha aan nugleyn

Maxaa ka cusub cudurada faaafa (news)

Halkan waxaad ka helaysaa waxyaabaha ka cusub cudurada faafa

Habka faafiyaha guud waa marka caabuq-keenuhu ku faafo dad badan oo cunay cunto uu ku laban yahay caabuq-keenuhu, ama cabay biyo uu …

Caabuqyada ku faafa dulinku ama noolaha kale kuma dhex faafaan bukaanka ku jira xarumaha caafimaadka ama cusbitaalada si fiican loo dhisay oo …

Habka taabasho ku-faafka waxaa loo sii kala qaybiyaa laba nooc:  Cudurada faafaa badankoodu waxay ku faafaan dariiqada taabashada.

dariiqooyinka ay cudaradu ku faafaan

Halkan waxaa kuugu diyaar ah hababka kala duwan ee cuduradu ku faafaan

Xeeladaha Lagaga Hortago Cudurada Faafa

Dariiqooyinka loogaga hortago Cudurada faafa

akhriso dhigmadan hoose oo ka hadleysa sida looga hortago xanuunada

Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa marka bukaanka lagu daryeelayo cusbitaal ama xarun caafimaad waxaa loo yaqaan Taxadarada Soocidda ee ku Salaysan Faafida …

Macnaha Ereyada cudurada faafa

Airborne precautions: Taxadarada Hawo-ku-faafka

Airborne transmission: Dariiqada hawo-ku-faafka

Alcohol-based hand rub (ABHR): Milan gacmo-nadiifiye ah oo ka samaysan maadada alkahoolsha.

Ambulatory care settings (ACS): Xarunta daryeelka bukaan-socodka.

Antibiotic: Nooc ka mid ah Lidka Jeermiska oo disha ama yaraysa taranka jeermiska, gaar ahaan bakteeriayada.

Antibiotic: Nooc ka mid ah Lidka Jeermiska oo disha ama yaraysa taranka jeermiska, gaar ahaan bakteeriayada.

Antibody: Lid-jir, borotiin uu jidhku sameeyo si uu uga hortago walaxha qalaad, sida caabuqkeene, ee jidhka soo gala. Lid-jirku waa qayb ka mid ah habdhiska difaaca jidhka.

Caabuqyada laga qaado daryeelka caafimaad

Halkan waxaaad ka bogan kartaa caabuqyada laga qaado goobaha caafimaadka

Qiyaastii ilaa 300,000 oo qof ayaa dalka Maraykanka sanadkii lagu xidhaa neef-siiyaha macmalka (NM) ah. NM ahi wuxuu bukaanka ah u horseedi …

Sida ka muuqata magacooda, caabuqyada ku dhaca qaybta jidhka ee la qalay waxay bukaanka ku dhacaan kabacdi marka qaliin lagu sameeyo, waxayna …

Caabuq-keeneyaasha aan nugleyn waa bakteeriyo ama fangas aan u nugleyn ugu yaraan hal dawo oo lid-jeermiska antaybayootikiska ka mid ah, dawadaas oo …

Caabuqa Dhiigga: Caabuqa dhiigga oo dhowr magac ku leh afka qalaad sida  sepsemia, bacteremia, fungemia, iyo  bloodstreem infection, waa marka caabuq-keene galo …

Caabuqyada Kaadi-mareenka ee la Xidhiidha Tuumbada Macmalka ah ee Kaadi-saarka: Catheter-Associated Urinary Tract Infection (CAUTI)​ Qeexda CAUTI Caabuqa kaadi-mareenku wuxuu ku dhacaa …

Caabuqa CDI oo ku dhaca mindhicirka weyn, waa mid ka mid ah caabuqyada shubanka. Caabuqa waxaa keena bakteeriyada Clostridioides difficile, oo loogu …

maansooyin ku saabsan cudurada faafa

Waa maansooyin qayaxan oo ka hadlaya qaar ka mid ah cudurada faafa. caabuq-keeneyaasha, calaamadaha caabuqa, dhibaatooyinka cudurada faafa ee inta badan ku …

Waa maanso ka hadleysa xanuuunka shubanka waa maaanso cajiiba oo aad ka faaideyso wax badan waxayna leedahay

Waa maanso ka hadleysa xanuuunka qoorgooye waa maaanso cajiiba oo aad ka faaideyso wax badan

Waa maanso qayaxan oo ka hadlaysa xanuunka qaaxada oo kamida xanuunada saameeya soomalida

Waa maanso ka hadlaysa caabuqa oofwareen oo ku dhaca sambabada gaar ahaan meelaha hawadu ku jirto ee loo yaqaan alveoli

Waa maanso ka hadaleysa caabuqa duumada oo ah caabuq halis ah oo ka yimaada parasite loo yaqaan plasmodium