Dadka soomaaliyeed ee u dhimanaya caabuq-keeneyaasha aan nugleyn.

Warbixin uu diyaariyey Institute for Health Metrics and Evaluation waxay sheegaysaa in sanadkii 2022 dad ku dhow 30 kun oo qof oo Soomaali ahi ay u dhinteen caabuqyo ay keeneen caabuq-keeneyaasha aan u nugleyn antaybayootikada. Read More.