
Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa
Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa marka bukaanka lagu daryeelayo cusbitaal ama xarun caafimaad waxaa loo yaqaan Taxadarada Soocidda ee ku Salaysan Faafida (Transmission-based Isolation Precautions). Waxaa jira caabuqyo ku faafa dhowr dariiqo oo macnaheedu tahay in la raaco taxadaro farabadan. …



