
Oofwareenka ee La Xidhiidha Neef-siiyaha Macmalka ah: Ventilator-Associated Pneumonia
Qiyaastii ilaa 300,000 oo qof ayaa dalka Maraykanka sanadkii lagu xidhaa neef-siiyaha macmalka (NM) ah. NM ahi wuxuu bukaanka ah u horseedi karaa dhimasho ama daawac dabadheeraada. Qiyaastii 8% bukaanka lagu daryeelo qaybta daryeelka culus (ICU) ayuu ku dhacaa Oofwareenka…






