
Habka faafiyaha guud – Common Vehicle
Habka faafiyaha guud waa marka caabuq-keenuhu ku faafo dad badan oo cunay cunto uu ku laban yahay caabuq-keenuhu, ama cabay biyo uu ku laban yahay caabuq-keenuhu, ama isticimaalay walax ama qalabka daryeelka bukaanka oo ku wasakhaysan caabuq-keenaha.





