about us
Who We Are & What We Do
Kahortage aa urur samafal oo aan ahayn mid ganacsi oo u taagan
- In uu talooyin ku salaysan cilmi-baadhis siiyo wasaaradaha caafimaadka, hay’adaha caafimaadka bulshada, xarumaha caafimaad, iyo bukaanka
- In uu hore u mariyo hababka dabagalka cudurada (disaese surveillance) si loola socdo heerka cudurada faafaa ugu dhex faafayaan ama dhacayaan bulshada ivo bukaanka
- In uu dadka Soomaaliyeed u tabobaro oo tusaaleeyo xirfadleyaal karti iyo aqoonsi u haysta kahortagga cudurada faafa
Our Services
From diagnosis to treatment, we are committed to delivering trusted and effective healthcare solutions.
find blog posts
Quickly find the content you need
browse
Stay updated with our newest health articles
-
Caabuqa Xiiqdheerta: Pertussis
-
Oofwareenka ee La Xidhiidha Neef-siiyaha Macmalka ah: Ventilator-Associated Pneumonia
-
Caabuqa Teetanada: Tetanus
-
Caabuqa Tayfoodhka: Typhoid
-
Caabuqyada Ku Dhaca Qaybta Jidhka ee La Qalay: Surgical Site Infections (SSI)
-
Caabuqyada Shubanka: Diarrheal Diseases
-
Caabuqa Shingelis: Shingles
-
Caabuqa Qoorgooyaha: Meningitis
-
Caabuqa Qaaxada: Tuberculosis
-
Caabuqa Qaamowqashiirka: Mumps
-
Caabuqa Oofwareenka: Pneumonia
-
Caabuq-keeneyaasha aan Nugleyn (Multi-Drug Resistant Organisms)
-
Jadeecada (Measles)
-
Caabuqa Isnadaamiska: Scabbies
-
Caabuqa Hargabka (Flu)
Cudurada Faafa ee Ku Badan Soomaaliya
Caabuqyada aadka ugu dhaca Soomaalida ee dhimashada
iyo dhibaatada u keena waxaa ugu horeeya:
Tusaha soo socdaa wuxuu
sharaxayaa caabuqyada ku badan Soomaalida
Caabuqyada aadka ugu dhaca Soomaalida ee dhimashada
iyo dhibaatada u keena waxaa ugu horeeya:
Busbus (Chickenpox)
Cagaarshow (Hepatitis)
Daacuun (Cholera)
Dabayl (Polio)
Duumo (Malaria)
Gaasteri (H. Pylori)
Gowracato (Diphtheria)
Hargab (Flu)
Isnadaamis (Scabies)
Jadeeco (Measles)
Korona (COVID-19)
Oofwareen (Pneumonia)
Qaamowqashiir (Mumps)
Qaaxo (Tuberculosis)
Qoorgooye (Meningitis)
Shingelis (Shingles)
Shuban (Diarrhea)
Tayfoodh (Typhoid)
Teetano (Tetanus)
Xiiq-dheer (Pertussis)
dariiqooyinka ay xanuunadu ku faafaan
Dariiqooyinka ay ku Faafaan Cudurada
Modes of Transmission
Waxaa jira dariiqooyin dhowr ah oo caabuqyadu ugu dhex faafaan dadka.
-
Habka faafiyaha guud (Common Vehicle)Caabuq-keeneyaasha ku faafa habkan waxaa ka mid ah:
-
Habka dulin ku-faafka (Vetorborne Transmission)Caabuq-keeneyaasha ku faafa habkan waxaa ka mid ah:
-
Habka taabasho ku-faafka (Contact Transmission)Caabuq-keeneyaasha ku-faafa taabashada waxaa ka mid ah:
-
Habka Dhibic-ku-faafka (Droplet Transmission)Caabuq-keeneyaasha ku faafa habka dhibicda waxaa ka mid ah:
-
Habka hawo-ku-faafka (Airborne Transmission) Caabuq-keeneyaasha ku faafa hawada waxaa ka mid ah:
Xeeladaha Lagaga Hortago Cudurada Faafa
Dariiqooyinka loogaga hortago Cudurada faafa
Qalabka difaaca qofka
Raac xeerka gacmo nadiifinta
akhriso dhigmadan hoose oo ka hadleysa sida looga hortago xanuunada
Waxaa jira dariiqooyin dhowr ah oo caabuqyadu ugu dhex faafaan dadka.
Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa marka bukaanka lagu daryeelayo cusbitaal ama xarun caafimaad waxaa loo yaqaan Taxadarada Soocidda ee ku Salaysan Faafida …
Caabuqyada laga qaado daryeelka caafimaad
Stay updated with our newest health articles
Qiyaastii ilaa 300,000 oo qof ayaa dalka Maraykanka sanadkii lagu xidhaa neef-siiyaha macmalka (NM) ah. NM ahi wuxuu bukaanka ah u horseedi …
Sida ka muuqata magacooda, caabuqyada ku dhaca qaybta jidhka ee la qalay waxay bukaanka ku dhacaan kabacdi marka qaliin lagu sameeyo, waxayna …
Caabuq-keeneyaasha aan nugleyn waa bakteeriyo ama fangas aan u nugleyn ugu yaraan hal dawo oo lid-jeermiska antaybayootikiska ka mid ah, dawadaas oo …
Caabuqa Dhiigga: Caabuqa dhiigga oo dhowr magac ku leh afka qalaad sida sepsemia, bacteremia, fungemia, iyo bloodstreem infection, waa marka caabuq-keene galo …
Caabuqyada Kaadi-mareenka ee la Xidhiidha Tuumbada Macmalka ah ee Kaadi-saarka: Catheter-Associated Urinary Tract Infection (CAUTI) Qeexda CAUTI Caabuqa kaadi-mareenku wuxuu ku dhacaa …
Caabuqa CDI oo ku dhaca mindhicirka weyn, waa mid ka mid ah caabuqyada shubanka. Caabuqa waxaa keena bakteeriyada Clostridioides difficile, oo loogu …
macluumaadka caafimaadka bulshada
Stay updated with our newest health articles
Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa marka bukaanka lagu daryeelayo cusbitaal ama xarun caafimaad waxaa loo yaqaan Taxadarada Soocidda ee ku Salaysan Faafida …
Waxaa jira dariiqooyin dhowr ah oo caabuqyadu ugu dhex faafaan dadka. Caabuq-keeneyaashu waxay ka faafaan dadka caabuqa qaba ee jiran iyo dadka …
Airborne precautions: Taxadarada Hawo-ku-faafka Airborne transmission: Dariiqada hawo-ku-faafka Alcohol-based hand rub (ABHR): Milan gacmo-nadiifiye ah oo ka samaysan maadada alkahoolsha. Ambulatory care …
macluumaadka caafimaadka cusbitaalada
Stay updated with our newest health articles
Xiiqdheerta waxaa keena bakteeriyada Bordetella pertussis, waana caabuq dilaa ah oo inta badan ku dhaca hab-dhiska neefsashada ee dhalaanka iyo caruurta. Waxaa …
Qiyaastii ilaa 300,000 oo qof ayaa dalka Maraykanka sanadkii lagu xidhaa neef-siiyaha macmalka (NM) ah. NM ahi wuxuu bukaanka ah u horseedi …
Teetanadu waa caabuq ay keento bakteeriyada Clostridium tetani oo ah bakteeriyo dheecaan sun ah (exotoxin) kusii daysa jidha dhexdiia, islamarkaana kojisa ama …
maansooyinka xanuunada
halkan waxaad ka helaysaa maansooyin la xiriir xanuunada
Waa maansooyin qayaxan oo ka hadlaya qaar ka mid ah cudurada faafa. caabuq-keeneyaasha, calaamadaha caabuqa, dhibaatooyinka cudurada faafa ee inta badan ku …
Waa maanso ka hadleysa xanuuunka shubanka waa maaanso cajiiba oo aad ka faaideyso wax badan waxayna leedahay
Waa maanso ka hadleysa xanuuunka qoorgooye waa maaanso cajiiba oo aad ka faaideyso wax badan

