Mohamed Abdi

Mohamed Abdi

Caabuqa safmareenka ah a Hantavirus

Horaantii bisha May 2026 ayaa caabuqa Hantavirus oo safmareen ahi ka dilaacay markab dalxiis oo ay saran yihiin dalxiiseyaal u dhashay wadamo kala duwani. Markabka ayaa ka soo kicitimay dalka Argentina kuna sii jeedey dalka Spain. Read More.

Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa

Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa marka bukaanka lagu daryeelayo cusbitaal ama xarun caafimaad waxaa loo yaqaan Taxadarada Soocidda ee ku Salaysan Faafida (Transmission-based Isolation Precautions). Waxaa jira caabuqyo ku faafa dhowr dariiqo oo macnaheedu tahay in la raaco taxadaro farabadan. …

Caabuqa Xiiqdheerta: Pertussis ​

Xiiqdheerta waxaa keena bakteeriyada Bordetella pertussis, waana caabuq dilaa ah oo inta badan ku dhaca hab-dhiska neefsashada ee dhalaanka iyo caruurta. Waxaa kaloo jira cudur la mid ah xiiqdheerta oo la yidhaaho xiiqdheer-u-eg (parapertussis) oo ay keento bakteeriyada Bordetella parapertussis.…