Our archives

Halkan waxaa ka helaysaa dhamaan wixii dhigmooyin ah
(blogs) ee ku jira madasha kahortage

Tayfoodhku waa caabuq halis ah oo ay keento bakteeriyada Salmonella typhi, gaar ahaan noocyadeeda I ilaa VI. Tayfoodhku wuxuu saameeyaa jidhka oodhan, wuxuuna …

Waa maansooyin qayaxan oo ka hadlaya qaar ka mid ah cudurada faafa. caabuq-keeneyaasha, calaamadaha caabuqa, dhibaatooyinka cudurada faafa ee inta badan ku …

Sida ka muuqata magacooda, caabuqyada ku dhaca qaybta jidhka ee la qalay waxay bukaanka ku dhacaan kabacdi marka qaliin lagu sameeyo, waxayna …

Waxaa jira dariiqooyin dhowr ah oo caabuqyadu ugu dhex faafaan dadka. Caabuq-keeneyaashu waxay ka faafaan dadka caabuqa qaba ee jiran iyo dadka …

Caabuqyada  shubanka waxaa keena caabuq-keeneyaal badan oo bakteeriyo, fayras iyo fungus ah kuwaas oo caabuq ku sameeya habdhiska dheefmareenka sida mindhicirka yar …

Shingelis waaxaa keena fayraska varicella-zoster virus (VZV) oo ah fayraska keena busbuska. Marka qofku ka bogsoodo busbus, fayraska varicella-zoster wuxuu ku negaadaa …

Caabuqa Qoorgooyuhu wuxuu ku dhacaa oo barar-caabuq ku sameeyaa dheecaanka iyo sadexda xuub oo loo yaqaan meninges ee kor kaga dahaadhan maskaxda …

Qaaxada waxaa keenta bakteeriyada Mycobacterium tuberculosis (MTB). Qaaxadu waxay inta badan ku dhacdaa sambabada, waloow mar-marka qaarna ay ku dhacdo xubno kale …

Caabuqa Qaamowqashiika waxaa keena fayraska loo yaqaan Mumps virus oo ka tirsan qoyska Paramyxoviridae ee genus-ka Rubulavirus.  Fayraska caabuqan keenaa wuxuu haleelaa …

Oofwareenku waa caabuq ku dhaca sambabada waxaana keena caabuq-keeneyaal kala duwan sida bakteeriyo, fayras, iyo fangus. Oofwareenku wuxuu inta badan ku dhacaa …

Caabuq-keeneyaasha aan nugleyn waa bakteeriyo ama fangas aan u nugleyn ugu yaraan hal dawo oo lid-jeermiska antaybayootikiska ka mid ah, dawadaas oo …

Airborne precautions: Taxadarada Hawo-ku-faafka Airborne transmission: Dariiqada hawo-ku-faafka Alcohol-based hand rub (ABHR): Milan gacmo-nadiifiye ah oo ka samaysan maadada alkahoolsha. Ambulatory care …