Our archives

Halkan waxaa ka helaysaa dhamaan wixii dhigmooyin ah
(blogs) ee ku jira madasha kahortage

Waa maanso ka hadleysa xanuuunka shubanka waa maaanso cajiiba oo aad ka faaideyso wax badan waxayna leedahay

Waa maanso ka hadleysa xanuuunka qoorgooye waa maaanso cajiiba oo aad ka faaideyso wax badan

Waa maanso qayaxan oo ka hadlaysa xanuunka qaaxada oo kamida xanuunada saameeya soomalida

Waa maanso ka hadlaysa caabuqa oofwareen oo ku dhaca sambabada gaar ahaan meelaha hawadu ku jirto ee loo yaqaan alveoli

Waa maanso ka hadaleysa caabuqa duumada oo ah caabuq halis ah oo ka yimaada parasite loo yaqaan plasmodium

Jadeecadu waa caabuq daran oo inta badan ku dhaca dhalaanka iyo caruurta oo uu keeno fayraska Measles. Caabuqu waxuu asiibaa habdhista neefsashada …

Isnadaamisku waa caabuq ku dhaca maqaaarka jidhka oo ay keento kutaan ili-maqabatay ah oo loo yaqaan Sarcoptes scabiei. Kutaanta dhedig ayaa waxay …

Hargabka ama ifiladu waa caabuq deg deg ah oo ku dhaca habdhiska neefsashada–sanka, dhuunta, iyo sambabada. Hargabka waxaa keena fayraska Influenza. Hargabku …

Waa caabuq-barar ku dhaca urugyada xuubka sare ee caloosha (gastritis) Caabuqa H bayloori waa ka inta badan sababa nabarada caloosha ee loo …

Gowracatadu waa caabuq kusoo boode ah oo inta badan ku dhaca dalqda, cunaha, dhuunta iyo sanka, waloow mar-marka qaarna uu ku dhici …

Duumada oo afka qalaad loo yaqaan Malaria waa caabuq uu keeno baarasaytka Plasmodium falciparum. Afarta baarasaytyad ee Plasmodium vivax, Plasmodium ovale, Plasmodium …

Dabayshu waa caabuq uu keeno fayraska poliovirus (noocyadiisa 1, 2 and 3) oo ka tirsan genus-ka Enterovirus. Dabayshu waxay inta badan ku …