Our archives

Halkan waxaa ka helaysaa dhamaan wixii dhigmooyin ah
(blogs) ee ku jira madasha kahortage

Warbixin uu diyaariyey Institute for Health Metrics and Evaluation waxay sheegaysaa in sanadkii 2022 dad ku dhow 30 kun oo qof oo …

Bishii April ee 2026, dowlada federaalka Soomaaliya waxay bilowday qorshaha caafimaadka bulshada ee sanadaha 2025 ilaa 2029. Qorshahan ujeedadiisu waxay tahay in …

Horaantii bisha May 2026 ayaa caabuqa Hantavirus oo safmareen ahi ka dilaacay markab dalxiis oo ay saran yihiin dalxiiseyaal u dhashay wadamo …

Habka faafiyaha guud waa marka caabuq-keenuhu ku faafo dad badan oo cunay cunto uu ku laban yahay caabuq-keenuhu, ama cabay biyo uu …

Caabuqyada ku faafa dulinku ama noolaha kale kuma dhex faafaan bukaanka ku jira xarumaha caafimaadka ama cusbitaalada si fiican loo dhisay oo …

Habka taabasho ku-faafka waxaa loo sii kala qaybiyaa laba nooc:  Cudurada faafaa badankoodu waxay ku faafaan dariiqada taabashada.

Marka qofka jiran ee qaba caabuq dhibic-ku-faaf ahi uu  hindhiso, qufaco, ama qayliyo, waxaa qofka habdhiskiisa neefsashada ka soo baxa dhibco qoyan …

Marka qof qaba caabuq hawo-ku-faaf ahi uu qufaco, hindhiso ama qayliyo, waxaa habdhiskiisa neefsashada kasoo baxa dhibco uu ku laban yahoo caabuq-keenuhu. …

Xeeladaha lagaga hortago cudurada faafa marka bukaanka lagu daryeelayo cusbitaal ama xarun caafimaad waxaa loo yaqaan Taxadarada Soocidda ee ku Salaysan Faafida …

Xiiqdheerta waxaa keena bakteeriyada Bordetella pertussis, waana caabuq dilaa ah oo inta badan ku dhaca hab-dhiska neefsashada ee dhalaanka iyo caruurta. Waxaa …

Qiyaastii ilaa 300,000 oo qof ayaa dalka Maraykanka sanadkii lagu xidhaa neef-siiyaha macmalka (NM) ah. NM ahi wuxuu bukaanka ah u horseedi …

Teetanadu waa caabuq ay keento bakteeriyada Clostridium tetani oo ah bakteeriyo dheecaan sun ah (exotoxin) kusii daysa jidha dhexdiia, islamarkaana kojisa ama …