Mohamed Abdi

Mohamed Abdi

Caabuqa Isnadaamiska: Scabbies ​

Isnadaamisku waa caabuq ku dhaca maqaaarka jidhka oo ay keento kutaan ili-maqabatay ah oo loo yaqaan Sarcoptes scabiei. Kutaanta dhedig ayaa waxay gashaa maqaarka hoostiisa oo ay ka samaysataa dalool ay xusho oo ay dhigato ugxanteeda. Daloolkaas maqaarka hoostiisa ahi…

Caabuqa Hargabka (Flu)​

Hargabka ama ifiladu waa caabuq deg deg ah oo ku dhaca habdhiska neefsashada–sanka, dhuunta, iyo sambabada. Hargabka waxaa keena fayraska Influenza. Hargabku waa caabuq-xiliyeed dadka aad ugu dhaca xiliga qaboobaha. Duninda Galbeedka, hargabku wuxuu dadka ku dhexfaafaa bilaha October ilaa…

H. Bayloori​

Waa caabuq-barar ku dhaca urugyada xuubka sare ee caloosha (gastritis) Caabuqa H bayloori waa ka inta badan sababa nabarada caloosha ee loo yaqaan peptic ulcers. Calool xanuunka ka dhasha caaquq-bararkaas iyo nabaradaas caloosha, Soomaalidu waxay u yaqaanaan Gaasteri. Caabuqan waxaa…

Gowracato (Diphtheria)​

Gowracatadu waa caabuq kusoo boode ah oo inta badan ku dhaca dalqda, cunaha, dhuunta iyo sanka, waloow mar-marka qaarna uu ku dhici karo indhaha iyo xubnaha taranka. Caabuqa waxaa keena bakteeriyada Corynebacterium diphtheriae, wuxuuna inta badan ku dhacaa caruurta da’doodu…

Caabuqa Duumada: Malaria​

Duumada oo afka qalaad loo yaqaan Malaria waa caabuq uu keeno baarasaytka Plasmodium falciparum. Afarta baarasaytyad ee Plasmodium vivax, Plasmodium ovale, Plasmodium knowlesi iyo Plasmodium malariae ayaa iyaguna keena caabuqa malaria. Hayeeshee baarasaytka Plasmodium falciparum ayaa ah baarasayka keena Duumada…

Caabuqa Dabaysha: Polio​

Dabayshu waa caabuq uu keeno fayraska poliovirus (noocyadiisa 1, 2 and 3) oo ka tirsan genus-ka Enterovirus. Dabayshu waxay inta badan ku dhacdaa caruurta da’doodu ka yartahay shan sano.  Fayraska keena Dabayshyu wuxuu weeraraa hab-dhiska dareenka,  wuxuuna naafeeyaa ama qalal…

Caabuqa Daacuunka: Cholera

Daacuunka ama shuban biyoodka waxaa keena bakteeriyada Vibrio cholerae, noocyadeeda 01 iyo 0139. Waana mid ka mida caabuqyada shubanka ee khatarta ku ah caafimaadka bulshada iyo aduunka. Waana caabuq faafa oo si deg-deg ah loo kala qaado, islamarkaana noqda mid…

Caabuqa Korona: COVID-19​

coronavirus, corona virus, covid-19-4833754.jpg

Koronuhu waa caabuq ku dhaca habdhiska neefsashada gaar ahaan sambabada. Wuxuu sababi karaa in habdhiska neefsahadu istaago oo shaqayn waayo. Taas oo sababi karta in qofku si ded-deg ah u dhinto haddii aan lagu xidhin ogsijiinka macmalka ah. Caabuqa waxaa…