Mohamed Abdi

Mohamed Abdi

Cagaarshow: Hepatitis ​

Cagaarshow: Hepatitis ​ Cagaarshowgu waa caabuq-barar ku dhaca beerka, waxaana keena caabuq-keeneyaal fayrasyo ah. Marka la eego noocyada cagaarshowga, waxaa ugu badan sadex nooc oo ay keenaan fayrasyada loo yaqaan Hepatitis A Virus (HAV), Hepatitis B Virus (HBV), iyo Hepatitis…

Caabuqa Busbuska: Chickenpox ​

Busbusku waa caabuq si deg-deg ah u faafa oo uu keeno fayraska varicella-zoster virus (VZV). Caabuqu wuxuu halis geliyaa caruurta, dadka waaweyn, dadka habdhiska difaaca jidhkoodu uu daciifka yahay, iyo dumarka uurka leh. Sidoo kale qof kasta oo aanu Busbus…