Caabuqa Qaamowqashiirka: Mumps

Caabuqa Qaamowqashiika waxaa keena fayraska loo yaqaan Mumps virus oo ka tirsan qoyska Paramyxoviridae ee genus-ka Rubulavirus. Fayraska caabuqan keenaa wuxuu haleelaa qanjidhada calyada ee loo yaqaan ‘parotid glands’. Caabuqu wuxuu ku dhacaa caruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Calaamadaha Qaamowqashiirka:…










