Mohamed Abdi

Mohamed Abdi

Caabuqa Teetanada: Tetanus​

Teetanadu waa caabuq ay keento bakteeriyada Clostridium tetani oo ah bakteeriyo dheecaan sun ah (exotoxin) kusii daysa jidha dhexdiia, islamarkaana kojisa ama turuqda murqaha bukaanka Calaamadaha lagu garto caabuqa Teetanada Murqaha oo xanuun iyo kogid yeesha, taas oo sababta in…

Caabuqa Tayfoodhka: Typhoid​

Tayfoodhku waa caabuq halis ah oo ay keento bakteeriyada Salmonella typhi, gaar ahaan noocyadeeda I ilaa VI. Tayfoodhku wuxuu saameeyaa jidhka oodhan, wuxuuna caabuq ku ridaa caloosha iyo mindhicirada iyo mar-marka qaar dhiiga.  Waxaa jira caabuq u eg Tayfoodhka (laakiin ka…

Suugaanta Cudurada Faafa ​

Waa maansooyin qayaxan oo ka hadlaya qaar ka mid ah cudurada faafa. caabuq-keeneyaasha, calaamadaha caabuqa, dhibaatooyinka cudurada faafa ee inta badan ku dhaca Soomaalida, iyo xeeladada lagaga hortegi karo cuduradan faafa.  Maansada Qaaxo​Qiimaynta cuduradaqaaxadaa ka kow aheqisadeedu waxay tahayqufac aan…

Dariiqooyinka ay Caabuqyadu ku Faafaan​

Waxaa jira dariiqooyin dhowr ah oo caabuqyadu ugu dhex faafaan dadka. Caabuq-keeneyaashu waxay ka faafaan dadka caabuqa qaba ee jiran iyo dadka caabuq-keeneyaasha sida ee aan jiranayn, waxayna ku faafaan oo caabuq ku dhalin karaan dada caabuqa u nugul.  Marka…

Caabuqyada Shubanka: Diarrheal Diseases ​

Caabuqyada  shubanka waxaa keena caabuq-keeneyaal badan oo bakteeriyo, fayras iyo fungus ah kuwaas oo caabuq ku sameeya habdhiska dheefmareenka sida mindhicirka yar iyo kan weyn. Fayraska Rotavirus iyo bakteeriyada Escherichia coli ayaa ah caabuq-keeneyaasha inta badan keena shubaka ku dhaca…

Caabuqa Shingelis: Shingles ​

Shingelis waaxaa keena fayraska varicella-zoster virus (VZV) oo ah fayraska keena busbuska. Marka qofku ka bogsoodo busbus, fayraska varicella-zoster wuxuu ku negaadaa oo mudo dheer ku sii jiraa unugyada dareen-sideyaasha ee dorsal root ganglia ee ku taxan laf-dhabarta oo ah…

Caabuqa Qoorgooyaha: Meningitis ​

Caabuqa Qoorgooyuhu wuxuu ku dhacaa oo barar-caabuq ku sameeyaa dheecaanka iyo sadexda xuub oo loo yaqaan meninges ee kor kaga dahaadhan maskaxda iyo xangulaha dhexmara laf-dhabarta. Caabuqa Qoorgooyaha waxaa keena noocyo kala duwan oo caabuq-keeneyaal ah sida bakteeriyo, fayras, fangi,…

Caabuqa Qaaxada: Tuberculosis​

Qaaxada waxaa keenta bakteeriyada Mycobacterium tuberculosis (MTB). Qaaxadu waxay inta badan ku dhacdaa sambabada, waloow mar-marka qaarna ay ku dhacdo xubno kale sida dhuunta, qanjidhada, maskaxda, kelyaha iyo lafaha. Sanadii 2012 ilaa 2 bilyan oo qof oo ka mid ah…